U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shiddo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf SHSubg SHI6 xar
1

Dhibaato; rafaad.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xarafyada maroorsan, isku mareegsan, ee eryga qorani uu ka koobmaa ka sixir daran kun durbaan oo baar-cadde loo tumo, iyo kun dab-qaad oo fooxley mingis ku shiddo.

”
“

Shaarub dheer iyo shiddo badan midna ma lahaan jirin.

”
“

Abwaan Max'ud Max'ed Sahal (Shiddo) iyo Abwaan Xasan Max'ed Max'ud (Jacayl) oo aqoon wanaagsan u lahaa Marxuum Siciid Mire Xaydar ayaa sheegay inuu ahaa fannaan qayb ka qaatay dhismaha kooxidii Heegan ee uu ka tirsanaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

SH · SHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shiddo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan