U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhogor

Magac Dheddig
Xaraf DHSubg DHO6 xar
1

Timaha xoolaha ugaarta, dugaagga iwm dushooda ka baxa.

2

Dh. ah: Tiro go'an oo xoolo nool ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Degmada Bu'aale waxaa Duqa magaalada laga dhigay Ibraahim Aadan Faarax Nooleeye, ku xigeenkiisa koowaad Deerow Xasan Dhogor xoghayaha Bu'aalena waxaa laga dhigay Cali Seed Cumar.

”
“

Butidan oo inta badan laga helo qaarada Aasiya iyo meelo ka mid ah keeymaha Tayga ayaa waxay leedahay dhogor aad uga dheer dhogorta noocyada kale ee butida.

”
“

Dalka Jarmalka oo ahaa dalkii u dambeeyey ee muraara dilaaca qaata ayaa la dhogor madoobaaday wax aan ciil iyo cadho u kala garan waayey, wuxuuna ku biiray soddonkii dal ee, iyagu hore u qaatay biladaha oohinta iyo dhiig karka adduunka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

DH · DHO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhogor - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan