U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shaarib

Magac Lab
Naxwe-bbo, m.dh
Xaraf SHSubg SHA7 xar
1

Timaha ka baxa bushinta sare ee ragga korkeeda.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Afhaayeenka Beesha Sadde Cabdinaasir Shaarib oo Saxaafada la hadlay ayaa shaaca ka qaaday in qaraxii shalay ka dhacay Kismaayo ee lagu dhaawacay qaar kamid ahaa Sarakiisha DF ay ka dambeyen Beel kamid ah beelaha ku dhaqan Gobalka Juboyinka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-bbo, m.dh

Xarafka

SH · SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shaarib - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan