U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maqal1

Magac Lab
Xaraf MSubg MA5 xar
1

Awood dheguhu wax ku dareemaan. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Walaalayaal, weli maan maqal walaalid raadinaya amma sheegaya in ilmihiisii la duufsaday.

”
“

Bal maqal Wasiirka Gudaha oo si dadban u sheegay inay qalad tahay in la joojiyo shirka aan caadiga ahayn ee hore loogu diiday degaanada, inkastoo uu ficil ahaan waxba ka bedelin.

”
“

Waa cajaladii sadexaad ee maqal ah oo la leeyahay waxaa soo diray Saddam Hussein tan iyo markii xukunka laga tuuray bishii April, waxaana ay ku soo beegantay sanadguuradii 35aad ee ka soo wareegtay afgambigii xisbigii Bacasku uu xukunka ku qabsdayay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

1

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maqal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan