U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shahiid1

Magac Lab
Naxwe-dyo/-diin, m.dh
Xaraf SHSubg SHA7 xar
1

Sh. ah: qof dadaal badan oo aad isu tiilaya.

2

Qof fidinta diinta u dhintay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidaas ayuu ahaa oo ugu dagaalamayay ilaa markii danbe laga dilay isagoo shahiid ah.

”
“

Midda todobaad: qofka oo ku dhinta dab waa shahiid.

”
“

Hiiraan-Online ayada oo qiimeyneysa dadaalka uu sameeyay Prof Shahiid iyo sida uu ugu guuleystay riyadiisii aan sahlaneyn oo tusaale u noqon karta wanaagdoon badan waxay shaqsiga sanadka u dooratay prof Maxamed Aadan Warsame (Shahiid).

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-dyo/-diin, m.dh

Xarafka

SH · SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shahiid - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan