U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dadaal1

Magac Lab
Xaraf DSubg DA6 xar
1

Wax qabad isxilqaamid iyo isku taxallujin leh.

2

Si dhaqso ah oo hawl loo qabto.

Tusaale Dheeraad ah3

“

. In dadaal xoogan loo galo kor u qaadidda wacyiga Bulshada Soomaliyeed ee ku aadan ku dhaqanka Shareecadda Islaamka.

”
“

! argagaxiso naguma soo biirayso, dadka xiriirka la leh argagaxisada waxay adeegsadaan caruurta yaryar, iyagoo siinaya lacago, waxaan dadaal u galaynaa sidii aan kaga soo furi lahayn caruurtaas, waxaana u sameynaynaa shaqooyin iyo tababaro".

”
“

C/naasir waxaa kaloo uu xusay in hay’adda PDRC ay bilow ilaa dhamaad la socotay heshiisiinta labadii beelood iyadoo ay howlwadeenada Xarunta cilmi baaristuna dadaal u galeen u kala dabqaadida iyo isfahamsiinta shacabka kazoo kala jeeda labada qoys.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dadaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan