U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shaxan

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dhXisaab
Xaraf SHSubg SHA6 xar
1

Qaab jowmitiri. shaxan joomitiri m.l (xis.) Qaab ka samaysma isku xirka baro, xarriiqyo, xoodad ama dulo. Goobooyin, labajibbaaranayaal, saddex-xagallo waa shaxanno sallax ah. Kubbad, saddex jibbaarane, ahraam waa shaxanno adke ah.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Malik Obama oo Governor Gobol u shaxan Malik Obama ayaa jagada gobolkaas waxay ku loolamayaan Wiil uu dhalay Raila Odinga oo isaganna saxaafada u sheegay inuu Jagadaas u tartamayo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Cilmiga

Xisaab (xis.)

Xarafka

SH · SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shaxan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan