U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baro1

Magac Dheddig
Xaraf BSubg BA4 xar
1

Degaan lagu dhasho ama lagu dhaqmo; guri.

2

Goobta lagu cayaaro ciyaarta xayaadka.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Afhayeen u hadlay FA, Nick Baro, ayaa u sheegay BBC-da in aanay suurtogal ahayn in kooxna ay degto garoonka cusub ee Wembley, marka la dhammaystiro sannadka 2005.

”
“

War khayr iyo xigmad soo baro intaadan aalada Internetka gefkaaga iyo aflagaadada ku faafin.

”
“

Waxa taa sii xoojinayay colaadaha iyo dagaalada oo keenay Qaxoonti fara badan oo ka baro kacay guryahooda darxumo weyna la kulma.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan