U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shineemo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin. m.l
Xaraf SHSubg SHI8 xar
1

Golaha filimada lagu daawado.

2

Filin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waa bamkii labaad ee mudo todobaad gudahood lagu qarxiyo magaalada Baydhabo, iyadoo sadax habeen ka hor Bam gacmeed lagu tuuray goob shineemo ah halkaas oo ay ku dhinteen shan qof.

”
“

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay weeraro bambaano oo lagu qaaday shineemo ku taal Muqdisho.

”
“

Marka: Ilaa shan ruux oo ku geeriyooday Markii Bambaano lagu weeraray Shineemo aflaanta lagu daawanayay oo ku taal Bartamaha Magaalada Marka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin. m.l

Xarafka

SH · SHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shineemo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan