U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shuun1

Magac Lab
Xaraf SHSubg SHU5 xar
1

.u Timo ka soo baxa gumaarka dadka; bisqin; bisqan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidaa waxa yidhi, Masuuliyiinta Waaxda Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa oo Xukun ka riday, dhul ay isku haysteen ganacsade Mulac iyo Shuun Aadan, go’aankaasina wuxuu dhacay 18 ogost, 1998.

”
“

Sidaana waxa tidhi Shuun Aadan.

”
“

“Warqaddaha Cumar Abokor Taani (Wakiilka Ganacsade Mulac), uma muuqdaan wax, wax lagu mulkiyi karo, sidaa daraadeed lahaanshaha dhulkan, waxa loo aqoonsaday Shuun Aadan Nuur, waxaana la farayaa Guddoomiyaha Waaxda Axmed Dhagax inuu fuliyo go’aankan.”

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

SH · SHU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shuun - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD