Tusaale Dheeraad ah3
“
“Dhulkan oo uu leeyahay Cumar Abokor Taani (Wakiilka Mulac), waxa loo ogolaaday inuu dhisto” ayay ku yidhaahdeen Madaxda dawladda hoose, go’aankooda labaad ee ay wada-jirka u soo saareen Maayarka, labada Ku-xigeen iyo Xoghayaha dawladda hoose.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
T · TA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
