U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sixiroole

Magac Lab
Xaraf SSubg SI9 xar
La Mid AhsixirrowMagac Lab
1

Qof sixirka yaqaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aniis ayaa ugu jawaabay "waxay lahaayeen waa sixiroole, faalalow iyo gabyaa."

”
“

Ninkan Maurtania ka yimid sixiroole si xun wax u doon ah weeye.

”
“

Si xun wax usheeg sixiroole ka darane, arrinta aan ka garnaqay waa taasi.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S · SI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sixiroole - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD