U gudub nuxurka bogga
SABAAD

socodsii

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iiyay, -iisay
Xaraf SSubg SO8 xar
1

Wax dhaqaajin.

2

La s.: wax xogtooda cid ogaysiin.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Wuxuu yidhi: "laakiin socdaalka ha ku degdegin jeer aad ka hesho cid tolkaaga ah oo aad ku kalsoon tahay si ay kuu gaadhsiiyaan Shaam, sidaa darteed haddaad heshid cid aad ku kalsoon tahay ila soo socodsii".

”
“

دون - Kitaabka wuxuu yaalaa kitaab-saarka hoostiisa الكتاب دونَ الرف. 2) Falkaabyada goorta ee ismabaddalaha ظروف الزمان المبنية : إذا: Goortada timaadada sida: Hadduu yimaado walaalkaa ila socodsii إذا جاءَ أخوك فأَخبرني.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iiyay, -iisay

Xarafka

S · SO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
socodsii - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan