U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sujuud1

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf SSubg SU6 xar
1

Weji dhul dhigidda la sameeyo iyadoo Ilaah la caabudayo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Horta gadh muu lahayn, sujuud muu lahayn, safka horena kuma arki jirin, wuuse tuktukan jiray.

”
“

- Waxaana Sunna ah in laga dhigo tiirarka xagga dhererka isku mid oo ay noqdaan rukuucdiisa, sujuuddiisa iyo fadhigiisa u dhexeeya labada sujuud mid isku dherer ah.

”
“

- At-taxiyaadkana waa waajib oo haddii uu hilmaamo wuxuu sujuudayaa labada sujuud ee hilmaamka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

S · SU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sujuud - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD