Tusaale Dheeraad ah3
β
Hase yeeshee, waxa la odhan karaa khudbaddiisa may noqon tii ay dad badani sugayeen, gaar ahaan taageerayaasha Bush oo filayey in ay hadallada Madaxweynaha ka dhex heli doonaan weji cusub oo ku dhiirgeliya taageeridda siyaasadda hadda la isku haysto.
βEreyada La Xidhiidha
waji. weji dhexe m.l Heerka ugu weyn ee qaybsanka bu'dakaas oo xuubka bu'du uu baaba'ayokoromosoomyaduna ay imanayaan badhtanka xiddigahakaddibna waxa bilaabma kala durugga koromaatidhyada. weji didsan m.l (-iyo ...m.l) (kiim.) Xaalad atammolikuyuulama hab kale oo leh tamar ka badan tan uu leeyahay marka uu degganyahay. weji gebagabo m.l (-iyo ...m.dh) (baay.) Heerka afraad ee qaybsanka unuggakaas oo ah marka ay koromaatidhyadu gaadhaan cidhifyadasaytobalaasamkuna uu qaybsamo ee uu sameeyo laba unug oo mataana ah oo kala soocan. Waxa baaba'a miiqyada iyo xiddigaha iyaadoo bu' yarada iyo xuubka bu'da ee unug mataan kastaa dib u samaysmo iyo koromosoomyada oo dib u soo ceshada qaabkoodii dunta oo kale ahaa. weji ogsidhayn m.l eeg ogsidhayn
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-iyo, m.dh
Cilmiga
Baayoloji (baay.)
Xarafka
W Β· WE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
