U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kaaki

Magac Lab
Xaraf KSubg KA5 xar
1

Midab u dhow casuuraa.

2

Dhar adag oo badanaa askartu xirato.

Tusaale Dheeraad ah3

“

C/kariin Xasan Gorod,Kaaki Cumar Bood iyo Xubno kale oo Meydka kasoo qaaday Magaalada Nayroobi.

”
“

Ugaasku waji kaaki ah ayuu ku eegay dadkii iskugu soo baxay in ay caleeemo saaraan, waxaana is wada qabsaday alalaaskii iyo sawaxankii dadka si ay mar uun u arkaan farxadda Suldaanka.

”
“

Waa madaxweynaha oo kildhi degta u sodhan yahay. surwaal kaaki ah oo goo'ga'an labisan, qori AK ahna sita.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kaaki - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan