Tusaale Dheeraad ah3
“
Marka laga reebo raashinka iyo dawooyinka, badeecooyinka dalka soo galaya waxa qiimahooda ku waajib ah 4% oo ah cashuurta qiimaha 4. Cashuurta maamulida (administrative tax).
”“
Cashuurtani ma aha "Income Tax" ama "Corporation Tax" ee waa tu cusub oo iyaduna la xidhiidha dakhliga qofka oo lagu kordhiyey cashuur bararkii hore u jiray.
”“
Qiimaha bahda badeecadda iyo qiimaynta cashuuraha waxa lagu diyaariyaa xaashida qiimaynta (Assessment tax) iyadoo la tixraacayo jadwalka cashuuraha.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
xoolo ama dad
Xarafka
T · TA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
