U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xiriirsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf XSubg XI9 xar
1

Wax, wax kale ku daba xiran ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Garad Cabdulahi Cali Ciid oo wareysi siiyey Radio Garowe ayuu ku sheegey inuu cadeynayo kooxaha dagaalamaya ee madaxda u yahay Attam yihiin kuwo xag jiriin ah oo ku xiriirsan siyaasado deegaanka ka baxsan.

”
“

Talyaaniga wuxuu ka koobanyahay 3 qeybood; Dhulka la xiriirsan yurub iyo 2da gaziirad ee lakal yiraahdo sicilia iyo sardegna.

”
“

Waxana uu sheegay in uu taageero ka haysto in Canmex saamiyadeeda boqolkiiba 13.6% ay leedahay shirkadda Abalone Capital, taas oo kusii xiriirsan shirkadda kale ee reer Sweden ee Lundin Petroleum.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

X · XI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xiriirsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan