U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cashuur1

Magac Lab
Xaraf CSubg CA7 xar
La Mid Ahcanshuur1Magac Dheddig
1

Lacag boqolkiiba in laga qaado hantida dadweynaha si ay dawladdu ugu fuliso danta guud.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Markaa maadaama xawaaladuhu yihiin muwaadiniin dalkooda ixtiraan ka mudan in aannu wadatashi la yeelano oo nidhaahno maxaad cashuur bixin karaysaan, muwaadinkana waajib baa loogu leeyahay inuu cashuur bixiyo.

”
“

Adeegyada noocan ahi, waa kuwa waajibiyay in dawladdu dadweynaha ka qaado noocyada cashuuraha kala duwan ee ay bixiyaan, sidaa aawadeed wuxuu dawladdana Cashuur-bixiyuhu xaq ugu leeyahay in ay horumariso adeegyada nololeed ee uu u baahan yahay.

”
“

Madaxda aan damiirka lahayni ee raqiiska ahay waxay geyn jireen qofka ay u qaraabo kiilayaan meelaha cashuur ururinta, si uu uga urursado.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cashuur - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan