1
.dh Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax ama cid hadlaha ka fog yarana jaahiisa ka babcan lagu tilmaansado. Tu. "Cali wuxuu rabaa inuu la hadlo teer timid hadda". teer2 (-teer) dk.ti.dh Dibkabe tilmaame oo dib looga qodbo magac dhaddig, oo wax ama cid hadlaha ka fog yarana jaahiisa ka babcan lagu tilmaansado.
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magacuyaal Tiriye (mu.ti)
Isrogrog
kuweer, w
Xarafka
T · TE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
