U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhaddig

Magac Lab
Xaraf DHSubg DHA7 xar
La Mid AhdheddigMagac Lab
1

Magac guud oo kooba labada jaad oo nafleydu u kala baxdo, kan wax dhala oo nuujiya; dumar.

2

Dh. ah: wax dumareed ah.

Tusaale Dheeraad ah2

“

,4 iyo 15: waa tulud dhaddig oo ugub dhaaftay. 5,4,7 iyo 10: waa geed dhirta ku loohma oo aan gooni isu taagi karin. 1,10,3 iyo 14: waa laboodka ugaadha ugu baaxad iyo bidhaan weyn.

”
“

,1 iyo 3: waa magac ka soo horjeeda dhaddig. 3,4,7 iyo 15: waa mid ka mid ah awooda ay Haadda iyo Shimbiruhu ku duulaan. 15,1,4 iyo 3: waa magac la macno ah gaaddo ama shaf.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhaddig - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan