Tusaale Dheeraad ah3
β
Dagaalkan oo socday mudo saacado ah ayaa waxaa uu ahaa kii ugu cuslaa ee dhex mara ciidamada AMISOM iyo kooxaha ka soo horjeeda Dowladda KMG, waxayna labada dhinac ay adeegsadeen hubka waaweyn ee goobaha fog wax ka dila.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (4) (f.mg4)
Isrogrog
-gaa, -gayd
Xarafka
F Β· FO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
