Tusaale Dheeraad ah3
“
Sida tuducyada hoos ku qorani tilmaamayaan, Maxamed Nuur Fadal wuxuu quruxdii dabiiciga ahayd ku daray tilmaan kale oo qayb weyn ka qaadata quruxda dumarka, taasoo ah lebiska ama hu’-qaadka iyo hannaanka dhar xidhashada.
”“
Warsaxaafadeedkaa oo ay baahisay saxaafadda Somaliland waxa uu tilmaan ka bixinayey ujeedada socdaalka weftiga Liibiya ee toddobaadkan booshada ku yimi Somaliland.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-aamo, m.l
Xarafka
T · TI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
