U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tolan1

Magac Lab
Naxwe-anno, m.dh
Xaraf TSubg TO5 xar
1

Liilan dheer oo saamaha laga jeexo oo kabaha lagu tolo.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Haddaba ii sheeg, af kafantiisii tolan tahay baad tahayee maxaad ku faantaa?

”
“

Xuduud ma aaminsanin oo Alaska iyo Saybeeriya ayaanu u soconaa in kasta oo aannaan weli tolan dharkii qabowga naga celin lahaa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-anno, m.dh

Xarafka

T · TO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tolan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan