U gudub nuxurka bogga
SABAAD

celin

Magac Fal
Xaraf CSubg CE5 xar
1

.dh celi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Barakaat Semon ayaa balan qaaday in ciidamada Ethiopian-ka ay ku dadaali doonaan sidii ay Somalia dib ugu soo celin lahaayeen xasiloonida iyo kala dambeyntii 16-sanno ka hor jiri jirtay.

”
“

Gudoomiyaha Gobolka Bari Sheikh C/xaafid Cali Yusuf oo ka mid ahaa masuuliyiintii saxaafada uga warbixiyey tahriibta ciidanka boolisku qabteen, ayaa sheegey in dib loogu celin doono goobihii ay ka yimaadeen.

”
“

Ciidamada AMISOM ee ku sugan Muqdisho ayaa waxay ka socdaan dalalka Burundi iyo Uganda, waxaana Afhayeenka AMISOM uu ugu baaqay dalalkaas inay kala baxaan ciidamadooda Somalia inta aan dib loo celin iyagoo mayd ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

C · CE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
celin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan