Tusaale Dheeraad ah2
β
Muddo ka hor maalintii shirweyanaha loo cayimay ayuu hogaanka SAHAN magacaabay guddi kooban oo loogu yeedhay guddiga tur-xaan bixinta, kuwaas oo loo saaray inay qod-xanyotir ku sameeyaan khilaafaadka ka soo if-baxay ururka dhexdiisa.
ββ
Ugu dambayn waxaan xusuusinayaa madxweynaha iyo guddiga tur-xaan saarka garsooka in hadii aanay cadaaladdu hagaagin aanay weligeed dawladnimadeenu hagaagayn.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (1) (f.mg1)
Isrogrog
-ray, -rtay
Xarafka
T Β· TU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
