U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tuuryo

Magac Dheddig
Xaraf TSubg TU6 xar
La Mid AhtuuryaynMagac Fal
1

.dh tuuryee.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Banaanbaxyo rabshado iyo dhagax tuuryo wata ayaa maanta ka dhacay Koonfurta magaalada Muqdisho kuwaas oo looga soo horjeeday hub arurinta ay dowladda KMG ah ku dhawaaqday iyo joogitaanka ciidamada Ethiopia.

”
“

Banaanbaxayaasha ayaa socod ku gaaray safaarada ay Isaraail ku leedahay dalka Kenya iyagoo markaana tuuryo ku bilaabay hase ahaatee waxaa ka horjogsaday arinkaa ciidamada milatariga ee dalka Kenya iyo kuwa rabshadaha ka hortaga.

”
“

Minaa, wuxuu tuurayaa sadex tuurimaad oo mid kastaaba tahay toddoba tuuryo oo isku xiga isaga oo qofku takbiiranaya tuuryo kasta oo uu tuuro.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

T · TU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tuuryo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD