U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hadaf1

Magac Lab
Naxwe-fyo/ahdaaf, m.dh
Xaraf HSubg HA5 xar
1

Ujeeddo, himilo. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ururka Al-shabaab oo ka mid ah kooxaha DF ka horjeeda ayaan weli ka hadlin soo jeedinta Madaxweynaha Somalia, balse saraakiisha ururkan ayaa horay u xaqiijiyay inay leeyihiin hadaf ka weyn in Somalia ay dowlad ka dhalato.

”
“

Waxaa iyana Xiligaa La aas aasay Urur Siyaasadeedkii Qaran ee dhowrka jeer Xuub siibtay ee hogaankiisuna ahaa Dr gaboose, waloow la odhan karo Ugu horayntii Qaran iyo Horseed isku hadaf bay ahaayeen.

”
“

Aadan Madoobe; wuxuu qiray in mudanayaashu ay kala fikir duwan yihiin oo aysan suurogal noqon karin inay hal hadaf isku raacaan, balse tiro ururin la sameyn doono.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-fyo/ahdaaf, m.dh

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hadaf - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan