U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ulajeeddo

Magac Dheddig
Xaraf USubg UL9 xar
La Mid AhujeeddoMagac Dheddig
1

Macnaha looga danleeyahay hadal, fal, hadaf iwm.

2

Dulucda qoraal rasmi ah ama dood.

Tusaale Dheeraad ah2

“

. Qof kastaa wuxuu xaq u leeyahay inuu helo xornimo uu uga qayb galo isu-tag iyo urur leh ulajeeddo nabad-gelyo.

”
“

Ubad dhalistu waa inay yeelataa afar ulajeeddo oo kala ah:- Inaad ku doontid raallinimada Eebbe: maadaama aad gacan ka geysanaysid siday tafiirta dadku kusii socon lahayd.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

U · UL

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ulajeeddo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan