U gudub nuxurka bogga
SABAAD

urursan1

Fal Magu (1)
Naxwe-amay, -antay
Xaraf USubg UR7 xar
1

Wax la ururiyay noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dawladi Jirimayso Haddii, Dawlada Cashuurta Urursan!

”
“

Jarmalka iyo Talyaaniga waxaa taladii u qabtey xisbiyo fashiisti ah oo cunsuriyad iyo talo-urursan ku dhisan.

”
“

Dhinaca dhaqanka, hiddaha iyo suugaanta, marka laga sootago suugaanta badda ah ee Khaalid tiriyey, wuxuu sidoo kale qoray dhowr buug oo ay ku urursan yihiin Suugaanta Geela, maahmaahyo iyo dhaqanka Soomaalidu.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-amay, -antay

Xarafka

U · UR

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
urursan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan