Tusaale Dheeraad ah3
“
Dhegeystayaashayada Dhakada sallaxanow warka dabadii waxaannu maanta dam’ta idinkaga saari doonaa gabay jujuub geedkaa le’eg iyo maahmaahyo sanco cusub ah oo qaar tumaali ahi ku jiraan.
”“
Marka ay la kulmaan maanso meerisyadeedu soo koobeen mawduuc ereyo badan lagu qaadaadhigi karo—amma ay meerisyadani si fudud oo gaaban u sunkeen maahmaahyo hore—waa ay ammakaagaan.
”“
Dhambaal maahmaahyo Xul jacayl Dhambaalkiijecyelka su'aalo ku saabsan jacaylka heeso soomaalliah oo qoraal ah wadnayaasha hadalada lagu yaqaano dadka kiriish.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
M · MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
