U gudub nuxurka bogga
SABAAD

buug

Magac Lab
Naxwebuug, m.dh/-aag/-ag, m.l
Xaraf BSubg BU4 xar
1

Tiro warqado ah, dhan isaga xiran, garbad leh oo suugaan amaa saynis ku qoranyahay.

2

Tiro warqado ah, dhan isaga xiran garbad leh oo aan wax ku qorneyn.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Maktabadda Jaamicadda ayaa ah meesha kaliya ee laga helo 80,000 oo Buug marka loo Eego Dhulka ay deggenyihiin Dadka Afka Somaaliga ah ku hadlaa.

”
β€œ

Cali Suudaani intuu ku soo jeestay Canab ayuu yidhi; β€œOo haddaad buug akhrisanayso ama sheeko miyaad mid awnaagsan soo qaadatid, waa maxay Ayaan-daran iyo waxan aad sidataa?

”
β€œ

Is nabdaadin ka dib buug gacantayda bidix ku jiray ayay soo wada holliyeen, markii aan u sheegay qolada buuggu yahay( Inuu Soomaali yahay).

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

buug, m.dh/-aag/-ag, m.l

Xarafka

B Β· BU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
buug - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan