U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waab1

Magac Lab
Naxwe-bad, m.l/waab, m.dh
Xaraf WSubg WA4 xar
1

Dhis yar oo la harsado.

2

Dhis dadka buka la jiifiyo ama lagu daweeyo.

3

Hoose birta lagu tumo.

Tusaale Dheeraad ah2

“

meel keliya oo lagu tilmaami karo in ugu yaraan waab dawladnimo ka taagnaa ma jirin.

”
“

Waxaa la dhisay waab wayn oo qaadi kara dad badan, safaf dhaadheer ayaana la galiyay dumar iyo carruur badan oo baahan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-bad, m.l/waab, m.dh

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan