U gudub nuxurka bogga
SABAAD

carruur

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CA7 xar
1

.u Dhasha dadka; ilmo; ubad.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Qoys ka koobnaa Carruur iyo Hooyadood oo xalay lagu laayay Magaalada Kismaayo.

”
“

Ardaydan badankoodu waxaa la sheegay in ay ahaayeen, carruur ay dhalleen masuuliyiin ka tirsan gobolkaasi oo dhinaca Saliidda qani ku ah.

”
“

Carruur badan ayaa nasiibdarro nidaamkan ka dhacda waayo rungta caafimaadku ma oga dhamaan dhallaanka ku nool xaafada ama degmada.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
carruur - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan