U gudub nuxurka bogga
SABAAD

walaalow

Fal Magu (1)
Naxwe-oobay, -owday; -oobi
Xaraf WSubg WA8 xar
1

Walaalo noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Oo walaalow ma ka bixi kartaa howshaas, haddii logu doorto?

”
“

Waar walaalow I daa cidina kugu dayn mayso, haddiyadna xuquuq la iskuma siiyo, sida aan taariikhda ku haynno.

”
“

Markaan soo xasuusto xadiiskaas walaalow waan ooyaa waayo waxaa ii jooga ilaa 3 gabdhood oo qurux badan oo aan ku soo tabcay oo gaan gaaray.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-oobay, -owday; -oobi

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
walaalow - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan