U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xuquuq

Magac Dheddig
Xaraf XSubg XU6 xar
1

.w

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xorriyadaha aasasiga ee dadweynaha 18. Waxaanu intaas ku dareyna in muwaadin kasta uu leeyahay xorriyaddu iyo xuquuq aasaasi ah oo ay ka mid yihin xaqa ra’yi dhiibashada iyo xuquuqda dheqdhaqaaqa iyo abaabulka.

”
“

Haddaba, si loo helo shaqaale iyo ciidan tayo leh, waa in loo huraa mushahar ay ku noolaan karaan (eeg shaxda 4.2) iyo xuquuq ay helaan wakhtiga hawl-gabka.

”
“

Waxa hubaal ah, marka shaqaalaha loo huro mushahar ay ku noolaan karaan iyo xuquuq, isla markaana la qalabeeyo Cisbitaalada, dawayooyina la dhigo, in Cisbitaalada hadda jiraa ku filnaan doonaan baahida caafimaad ee dalka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

X · XU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xuquuq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan