Tusaale Dheeraad ah3
“
Ileyn nin cadhaysan oo ay ka adkaatay ayaan ahaye gacanteedii ayaan iska tuuray, ka dibna inta ay I hor qabataysay bay igu tidhi "Waar dadku waana is dilaa, waana heshiiyaaye xagee baad ku socotaa."
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-rar, m.l
Xarafka
W · WA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
