U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wanaaji

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf WSubg WA7 xar
1

Wax wanaagsan ka dhigid.

2

Cid wanaag u samayn.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Waa inuu yahay qof akhlaaq wanaagsan oo raali galin kara qofka uu wax u sheegayo balse haddii uu caayo isaga oo isleh wanaaji qofkii wuxuu u siyaadiyay xumaan kale.

”
“

Aabo noo nax oo na wanaaji, hooyo noo naxariiso oo na wanaaji.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wanaaji - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD