U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wareen1

Magac Lab
Xaraf WSubg WA6 xar
1

Nabar ama dhaawac waran ama hooto.

Tusaale Dheeraad ah1

“

“Nimanka mucaaridka sheeganaaya ee halkan ka had-hadlayaa malaha xishoodkayaga ayay dawlad moodayaane Wallaahi in aanu beel-beel kula qasan oo intaan beeshayada u yeedho ay buutooy-buuto wareen ka dhici doonto.”

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wareen - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan