U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qasan1

Fal Magu (1)
Naxwe-smay, -santay; -smi
Xaraf QSubg QA5 xar
1

Biyo iwm wax kale ku labmid.

2

Qof xasillooni darro maskaxeed la kulantay noqosho. qasan2

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Haddii aan ciidamada Midowga Afrika si deg deg ah Somalia loogu dirin, markaa dalka waxa uu noqon doonaa mid qasan" ayuu yiri Konari.

”
“

Arintan ayaa ku soo beegantay xili magaalada Gaalkacyo ay qasan tahay oo xiisad xun ay ka taagan tahay, waxaana dhacdooyinkan bilow u yihiin xaalada magaalada Gaalkacyo oo isbadal ku yimid.

”
“

Ugaaso ayaa waxa ay durbadiiba islaamihii soo hoos-dhigtay biyo qasan oo qabow.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-smay, -santay; -smi

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qasan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan