Tusaale Dheeraad ah3
“
Dalka Masar ayaa calool xanuun laga soo sheegay kadib markii dalka jaarkeeda ah ee Suudaantu uu Guban iyo Oogo u heshiiyey, kuwaas oo labaatan sannadood hoosta iska cunayey oo dalka ka dhexeeya nabad ku wada daaqa garan waayey.
”“
Somaliland waxaa xukumi jiray boqortooyadii Cusmaaniyiinta ee Turkiga ahaa ‘Ottoman Empire’, waxaanay Somaliland laga xukumi jiray qaybtii Masar ee Boqortooyada Cusmaaniyiinta.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-rro, m.dh
Xarafka
M · MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
