U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wariye

Magac Lab
Naxwe-yayaal, m.l/dh
Xaraf WSubg WA6 xar
1

Qofka wararka tebiya.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Eedeynta la ii soo jeediyay waan aqbalay, waxaana codsaday in la i cafiyo, sidaas ayayna ku suurogashay in la i sii daayo" ayuu yiri wariye Muxyadiin Xusni oo noqonaya wariyihii ugu horeeyay oo ay Baydhabo ku xiraan saraakiisha Al-shabaab.

”
“

Dhageyso Wariyaha Radio Garowe Bosaso Axmed Ibraahim (Axmed Somali) oo u wareysanayo Wariye Abshir Cabdulaahi Radio Garowe.

”
“

December 3, 2009 ayey aheyd markii qof is-miidaamiyey qarax la beegsadey ardey ka qalanjabisay Kuliyad caafimaad oo ku taal Muqdisho halkaasoo ay ku dhinteen Ardey, Wasiiro, Dhakhaatiir iyo wariye-yaal ka tirsan saxaafada Somalia.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-yayaal, m.l/dh

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wariye - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan