U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xaggee

Erey Weyddiimeed
Xaraf XSubg XA6 xar
1

Docdee? Halkee? Meelma?

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaa ku adkaatey in ay kala ogaadaan xaggee ayay ku eg-yihiin qabiilada xeerarkooda hoos imanaya iyo qabiilada ka madax-bannaan oo maamulka kale laga xukumo.

”
“

DAYMADA WARGEYSKA( Xaggee Ayey ku Jihaystan Siyaasadda Cusub ee Xaabsade?

”
“

Xaggee iyo ilaa intee khibradaada ilmanimo saamaysay sida aad ula dhaqanto carruurtaada maanta?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Erey Weyddiimeed (e.we)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xaggee - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan