U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xalayto

Magac Dheddig
Xaraf XSubg XA7 xar
La Mid AhxalayMagac Dheddig
1

Habeennadii la soo dhaafay, kan ugu dambeeyay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dab gubey suuqa ganacsiga Nairobi Dab Qasaare xoogan gaystay ayaa habeenimadii xalayto Jan 03,2009 ka kacay suuqa ganacsiga ee Garisa magaalada Nayroobi ee dalka Kenya.

”
“

Khudbad uu ina Buushe dadkiisa ku sasabanayo ayuu xalayto jeediyay.

”
“

Xiddiga reer Brazil ayaa xalayto ku sugnaa magaalada Milan halkaasoo uu saxaafada u sheegay inuu u furan yahay inuu ku laabto Diavolo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xalayto - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan