U gudub nuxurka bogga
SABAAD

khudbad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf KHSubg KHU7 xar
1

Hadal dad badan hortii laga jeediyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Madaxweynaha ayaa horey u difaacey xubnaha ugu tunka weyn xukuumadiisa isaga oo shegey in ay yihiin saxiibadiis xilli uu khudbad muran dhalisey ka akhriyay furitankii kalfadhigii Barlamanka Puntland.

”
“

Faysal Cali Waraabe, khudbad halkaas dadka reer Burco uga jeediyay, wuxuu sharaxaad kaga bixiyay Taariikhda magaalada Burco iyo taxanihii dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay, kuwaas oo uu ku tilmaamay in ay ahaayeen qaar aan jiho lahayn.

”
“

Madaxda Puntland & Waxgaradka mudug oo shir uga furmay Garoowe Kulankan ayaa khudbad furitaan ah waxaa ka jeediyey Madaxweynaha Puntland Dr.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

KH · KHU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
khudbad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan