U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kan1

Magac Lab
Naxwekaman, m.l
Xaraf KSubg KA3 xar
1

Baruur fuusha kelyaha korkooda.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Amaanka magaalada Baydhabo iyo kan garoonka diyaradaha ayaa aad loo adkeeyay intii uusan duulin Madaxweyne Yuusuf, waxaana sugida amaanka iska kaashaday ciidamada DF iyo kuwa Ethiopia.

”
“

Banaanbaxan oo laba jeer kala dhacay ayaa kan koowaad waxaa dhigay qowmiyada Jareer weyne ee degta webiga Shabeelle, iyagoo ka cabanayey magacaabista ra’iisul wasaare Geeddi uu u magacaaway maamulka cusub gobolka Sh.

”
“

Caasumad wadani waa muraayad ka turjunta laguna miisaamo, awoodda horumar dhaqaale, kan dhaqan iyo daganaashaha siyaasadeed ee umadi leedahay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

kaman, m.l

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan