Tusaale Dheeraad ah3
“
Hase yeeshee waxaa jira xaraf labanlaabmi kara kolka lagu dhawaaqo, sida 'r-da' dhexda ugu jirta ‘Awrta,’ laakiin maaddaama ay dhexda ugu jirto laba shibbane, sharcigii labanlaabka waa ay ka baxaysaa oo hal shibbane oo keliya ayaa la qorayaa.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-rfo, m.l/xuruuf, m.dh
Xarafka
X · XA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
