U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xarriijin

Magac Dheddig
Xaraf XSubg XA9 xar
La Mid Ahxarriiq1Magac Dheddig
1

Daliig, jiitin. 2.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Goobada weyni waxaa waaye xarriijin la iska maleeyey oo ku sawiran goloobka iyadoo dhulka u kala qaybineysa laba isle'eg.

”
“

Xarriijin kasta oo loolka ka mid ahiba fogaansho isle'eg ayey isu jiraan (69.4 mayl).

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xarriijin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD