U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fogaansho

Magac Lab/Dheddig
Naxwexis.
Xaraf FSubg FO9 xar
1

fogow.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ugu dambeyn, waxay ku baaqeen in la joojiyo dhammaan dacaayadaha abuuri kara kala fogaansho iyo qalalaasaha siyaasadeed, isla markaana qaybsanaan ku keeni kara howlaha dowladda KMG ah ay kawaddo guud ahaan dalka, gaar ahaan abaabulka ciidammada.

”
“

Shiikh Shariif ayaa u jeediyay Xubnaha Isbaheysigiisa in ay ka feejignaadaan Hadalada keeni kara kala fogaansho soo kala dhex gala Isbaheysiga, wuxuuna u jeediyay in ay ilaaliyaan dareenka shacabka soomaaliyed.

”
“

Xagga dhigaha haddaynu eegno fogaansho isle'eg iskuma jiraan waayo dhiguhu way kala fogaadaa marka ay dulmaraan Badhaha waxayna iskugu yimaadaa cirifyada.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Isrogrog

xis.

Xarafka

F · FO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fogaansho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan