Tusaale Dheeraad ah3
“
Waxa kale oo Wargeyska ku sawiran warqad uu qoray taliyaha ciidanka cirku, taas oo uu dawladda ka dalbayo in lix boqol oo kun oo doolar, oo ahayd mushaharkii calooshooda u shaqaystayaashaas loogu shubo banki ku yaala dalka Ingiriiska.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (1) (f.mg1)
Isrogrog
-rmay, -rantay
Xarafka
S · SA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
